Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Dilkii loo geestay Korneel Abshir Maxamuud Shataqeey

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha dowladda iyo Shacabka Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxaristee Taliyihii Guutada 3aad Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Marxuum Abshir Maxamuud Maxamed (Shataqeey) iyo ciidamadii geesiyaasha ahaa ee saakay ku shahiiday dagaal ay kooxda Al Shabaab kusoo … Continue reading Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Dilkii loo geestay Korneel Abshir Maxamuud Shataqeey